Allsomali24.com » Wareysiyo

(Dhageyso) Natiijo Laga Soo Saaray Dilkii Sheekh Axmed Xaaji
Allaha u naxariisto, Sheekh Axmed Xaaji Cabdiraxmaan

Boosaaso (Allsomali24): Natiijada hor-dhaca ah oo ku saabsan Baaritaanka Dilkii Sheekh Axmed Xaaji Cabdiraxmaan, ayaa la soo bandhigay, iyadoo lagu magacaabay dad dilkaasi lala xiriirinayo.

Guddi loo xilsaaray inay soo baadhaan dilkii Sheekhii caanka ahaa ee Sheekh Axmed Xaaji Cabdiraxmana oo bishii Diisambar ee sannadkii aynu soo dhafanay ee 2011-ka lagu dilay magaalada Boosaaso ayaa dhowana daabacay natiijada horhdaca ah ee baadhitaankooda.

Guddigu waxay sheegeen in dilkaasi ay ka dambeeyeen toddoba xubnood oo ka tirsan ururka Al-Shabab kuwaasi oo ka amar qaadanayey Amiirka Al-Shabab Axmed Cabdi Godane.

Sidoo kale gudidgu waxay baraha internetka ku daabaceen dokumentiyo iyo cajalad ay sheegeen inay qiraal ku samaynayaan laba ka mid ah dadkii dilkaasi ku lugta lahaa.

Natiijo Hordhac ah oo Laga Soo Saaray Dilkii Sheekh Axmed Xaaji Cabdiraxmaan

Dhinaca kale Mid ka mid ah dadka guddigu magacaabeen inuu ku lug lahaa dilkaasi waa nin lagu magacaabo Xasan Jaamac Xasan “Xasan Surato” oo ku nool dalka Maleesiya.

Dhageyso Wareysiyada Ninka gudiga ka tirsan ee magaciisa qariyay iyo Xasn Surato oo eedeynta ka jawaaba.

Dhageyso Wareysiyada Baarista Dilkii Sheekh Cabdiraxman

Xigasho – Voa Somali

Allsomali24.com, Madasha Wararka Soomaalida.

info@allsomali24.com

webmaster@allsomali24.com

(Dhageyso) Axmed Madoobe oo ka hadlay sida loo qeybsanayo maamulka Jubbooyinka
Guddoomiyaha ururka Raaskambooni, Sheekh Axmed Madoobe

Kismaayo (Allsomali24): Guddoomiyaha ururka Raaskambooni Sheekh Axmed Maxamed (Madoobe) ayaa sheegay in si awood ah magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose maamul loogu sameyn doono, hadane loo qeybsan doono.

Sheekh Madoobe oo la hadlayay Idaacadda BBC-da qeybta afka Soomaaliga ayaa tilmaamay in beelaha wada dega magaalada Kismaayo lagu kala badan yahay, awoodda xilalkana sidaasi loo kala qeybsan doono haddii maamulka la filayo loo dhiso magaallo xeebeedka Kismaayo.

Hoggaamiyaha ururka Raaskambooni ayaa ku carabka ku adkeeyay in haddii ay noqoto in maamul loo sameeyo magaalada Kismaayo loo qeybsan doono si awood beeleed ah, isagoona xusay in beelaha dega Jubbooyinka loo eegi doonin waa beel yar, balse beel kasta ay heli doonto intii xaqa ay u yeelato.

Ciidamada dowladda Soomaaliya, Raaskambooni iyo kuwa dowladda Kenya oo iskaashanaya ayaa si buuxda billowgii bisha October  la wareegay magaallo xeebeedka Kismaayo, walow tan iyo waqtigaas aan loo sameyn wax maamul ah balse weli uu jiro is qabqabsi beelaha halkaasi wada dega.

Dhageyso-wareysiga-Axmed-Madoobe-Allsomali24-com

Allsomali24.com, Madasha Wararka Soomaalida.

info@allsomali24.com

webmaster@allsomali24.com

(Dhageyso) Wareysiyo La xiriira Xukunkii Minnesota Ka Dhacay
Mahamud Said Omar

Nairobi (Allsomali24): Maxkamad ku taala Gobolka Minnesota  ee dalkan Mareykanka  ayaa ku heshay Maxamud Sayid  Cumar oo ka mid ah Soomalida gobolka deggan 5 dambi oo argagixiso oo ay ku jireen inuu gacan ka geystay in dhalinyaro gobolka ka tagay ay ku biiraan kooxda Al-shabab ee Somalia.

Maxamud Cumar  waa 46 jir.

Harun Macruf ayaa hadaba xukunkaasi ka wareystay Xeer Ilaaliyaha Gobolka Minnesota, Todd Jones. Wareysigaasi oo ay inoo koobayaan Maxamed Colaad Xassan iyo Cabdullah i Nuur Kolombo, Waxuu Harun ugu horeyn weydiiyay Todd Jones inuu ka hadlo xukunka ku dhacay Maxamud Sayid Cumar.

Dhageyso wareysiga xeer ilaaliyaha Gobolka Minnesota

Dhinaca kale Harun Macruf ayaa sidoo kale ka wareystay xukunkaasi Maxamed Sayid Cumar oo la dhashay Ninka dambiyada lagu helay ee Maxamud Sayid Cumar, waxuuna ugu horeyn weydiiyay si ay u arkaan go’aanka ay maxkamaddu Gaartay.

Wareysiga Maxamed Sayid Cumar

Xigasho – VOA Somali