Allsomali24.com
Category archives for: Somali News

Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud oo soo dhoweeyay ansixinta R/waasaraha cusub

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeedinaya munaasabadda lagu ansixinayay ra'iisul wasaare Saacid.

Muqdisho (Allsomali24): Khudbadda Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Ee uu Kajeediyay Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyeed Hortiisa Musaabadda Ansixinta Ra’iisu-Wasaaraha Cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed Mudane Cabdi Faarax Shirdoon(Saacid). Bismillaahi Arraxmani Arraxiimi, Guddoomiyaha Baarlamaanka JFS iyo Ku-Xigeennadiisa, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda J F S, Xidhibaannada Sharfta leh, Marwooyin iyo Mudanayaal, Mudane Guddoomiye, Marka hore salaan xushmad iyo qadarin leh kadib, [...]

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixyey R/wasaare Saacid (Sawirro)

Somali Prime Minister , Abdi Farah Shirdon

Moqdisho (Allsomali24): Waxaa maanta shir isugu yimid Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya kaas oo kalsoonida lagu siinyayey Ra’iisul wasaare  Dr.  Cabdi Farax Shirdoon (Saacid)  kadib markii 6 bishaan uu Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Prof. Xassan Sh. Maxmauud u magacaabay inuu noqdo Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Federalka Soomaaliya. Ugu horayntii madaxweynaha Jamhuuriyada Federalka Soomaaliya Prof. Xassan Sheekh Maxamuud ayaa [...]

Baarlamaanka oo maanta codka kalsoonida u qaadaya R/wasaare Saacid

Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid)

Muqdish (Allsomali24): Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan xasaasi ah ku yeelanaya xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho. Ujeedka kulanka ayaa ah sidii codka kalsoonida loogu qaadi lahaa ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) oo uu dhowaan soo magacaabay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Mid ka mid ah xogheynta baarlamaanka oo lagu [...]

Madaxweyne Xasan oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi urur goboleedka IGAD

Madaxweyne Xasan oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay Mahbub Moalim

Mogadishu (Allsomali24): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ballaaran ee uu hogaaminayey Xogahayah Guud ee Urur Goboleedka IGAD Mahbub Moalim . Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdiga ayaa ka wada hadlay Arrimo ay ka mid yihiin Ammaanka, Siyaasadda iyo Kaalinta Wadamadda Geeska Afrika ay ku leeyihiin Dowladdda [...]

Kooxo hubeysan oo sarkaal Kenyaan ku toogtay xerada IFO, Dhadhaab

Ciidanka booliska Kenya oo ku sugan Dhadhaab

Dhadhaab (Allsomali24): Xerada IFO oo ka mid ah xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee waqooyi bari Kenya ayaa xalay lagu dilay sarkaal ka tirsanaa ciidanka dalka dowladda Kenya. Dad goobjoogayaal ah ayaa warbaahinta Allsomali24.com u xaqiijiyay in falkaasi dilka ah ay geysteen rag ku hubeysnaa bastoolado, kuwaasi oo ka koobanaa ilaa iyo dhowr qof. Wararka ayaa sheegaya [...]

Dood Mar Kale Dhexmaraysa maanta Obama iyo Romney (Warbixin Kooban)

Obama iyo Romney

New York (Allsomali24): Jaamacadda Hofstra ee New York waxaa maanta oo Salaasa ah ka dhici doonta Dooddii labaad ee ay yeelanayaan madaxweynaha Mareykanka Barack Obama iyo Musharraxa madaxtinimo ee Xisbiga Jamhuriga Mitt Romney ee tartanka loogu jiro madaxtinimada Maraykanka. Dooddan waxay bilaabmaysaa 9-ka habeennimo ee saacadda Washington oo u dhiganta 4-ta habeennimo ee saacadda Geeska [...]

Haweenaydii ugu horreysay oo madax ka noqotay Midowga Afrika

Dlamini Zuma

Nairobi (Allsomali24): Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha ee Koonfur Afrika Dlamini Zuma ayaa loo dhaariyay in ay noqoto haweenaydii ugu horreysay ee madax ka noqoto midowga Afrika. Gabadhani oo horey u ahayd xaaska madaxweynaha Koonfur Afrika Jacob Zuma, ayaa guddomiye ka noqoneysa guddiyada Midowga Afrika. Waxay hormuud ka noqon doontaa dadaallada lagu doonayo in lagu [...]

Q.M oo sheegtay in qaxootiga Soomaaliyeed ay Milyan kor u dhaafeen

Xeryaha qaxootiga Dadaab

Nairobi (Allsomali24): Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegtay in qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool waddamada geeska Afrika ay kor u dhaafeen hal malyan oo ruux. Warbixin ka soo baday UNHCR ayaa sheegayso in qaxootiga dhawaantan ka soo qaxay Somaaliya ay sababaha ku sheegeen ammaan darro iyo nabaegelyo xumo. UNHCR waxay sheegtay [...]

Ethiopia’s democratization could help stabilize Somalia

Somalia-map

By Hassen Hussein No sooner had Somalia’s clan-appointed legislators elected a president, the first in more than 42 years in this Horn of Africa nation, than Kenyan troops dislodged the Islamist military group Al-Shabab from its last stronghold, the port town of Kismayo. As important a turnaround as this is, it hardly signals that two [...]

Somalia: Former Militia Leader Joins Somaliland Cabinet

Axmed Maxamuud Siilaanyo- Somaliland

Hargeisa, Somalia:  Somaliland President Ahmed Mohamud Mohamed Silanyo named Saleban Isse Ahmed (Haglatoosiye) as Minister of Resettlement and Aid on Sunday, Garowe Online reports. A decree from President Silanyo named Haglatoosiye as Minister on Sunday. Minister Haglatoosiye a former militia leader played a fundamental role in resolving the Somaliland government conflict between Buhodle residents earlier [...]

Facebook Like Box

Banners and Videos

Goor dhow filo...

Photo Gallery