(Maqaal) Baahida aan reebnee Dhulku waa Barwaaqee aan beero falano
Khartoum (Allsomali24): Soomaliya waxay leedahay dhul kuhaboon waxsoo saarka beeraha qiyaastii dhan 8.2milyan oo hektar si hadaba looga faaideysto dhulkaasi waa in lahelaa mashaaricda kordhinta wax soo saarka beeraha, hadaba si aad xog ogaal ugu noqataan beeraha soomaliya shalay iyo maanta bal aan yara milicsano talaaboyinkii ay horey uqaaday jamahuuriyadii dimoqoradiga somaaliya uu hogaaminayey jaalle [...]







