Allsomali24.com » Layaabka

Gabar Afar jir ah oo Mushaar bishii u qaadaneysa 12 kun oo dollar!
USA:- (Allsomali24.com) Warbaahinta dalka Mareykanka ayaa aad u hadal haya gabar yar oo afarsano jir ah oo mushaar ahaan u qaadaneysa bishii laba iyo Toban  kun oo dollar, taasoo layaab ku noqotay dad badan oo ku nool caalamka.

Gabadhan yar oo lagu magacaabo Viviana ayaa iska dhalay labada Jilaa ee caanka ah ee kala ah Angelina Jolie iyo Brad Pitt ayaa qeyb ka jili doonta Filim cusub oo lagu magacaabo Maleficent oo ka hadlaya qiso lagu magacaabay Hurdada Qurxoon (Sleeping beauty).

Viviana ayaa todobaadkii qaadaneeso saddex kun oo dollar, oo ay usii dheertahay lixdan dollar maalin walba oo la sameynayo Filimkan.

Angelina Jolie oo ah hooyada dhashay gabadhan yar ayaa noqon doona doorkeeda filimka Haweeney sixirrey ah, filimkan ayaana la sheegay in ay sugayaan dad badan oo aad u daneynaya daawashadiisa.

Allsomali24.com, Madasha Wararka Soomaalida. info@allsomali24.com, webmaster@allsomali24.com

(DAAWO VIDEO-GA) Aabe Soomaaliyeed oo dilay wiil yar oo uu adeer u ahaa!!
Bixid, Cali Maxamed Maxamuud oo a Aabaha Soomaaliyeed ee dilay wiilka yar Cabdifataax Maxamuud oo uu adeer u ahaa

BUFFALO, N.Y (Allsomali24):  Dhacdo fool xun oo dadkii goobjoog ka ahaa aad uga naxay ayaa ka dhacday magaalada BUFFALO,  New York ee dalka Mareykanka, kaddiib markii Aabe Soomaaliyeed uu dilay wiil uu adeer u ahaa oo dhashay xaaskiisa.

Cali Maxamed Maxamuud, waa Aabaha dilka u geystay wiil yar oo 10 sano jir ah, waxeyna maxkamad ku taalla dalka Mareykanka ay ku xukuntay 25 sano oo xarig ah, kaddib markii ay ku cadaatay in uu dilkaasi uu geystay.

41 sano jirka dilka u geystay wiilka yare ayaa la sheegay in uu si arxan darro ah u garaacay, kaddibna dhaawac culus oo gaaray wiilka uu geeriyooday.

Waxaa la sheegay in Aabaha Soomaaliga ah oo sida arxan darrada ah u dilay wiilka uu adeerka u ahaa oo dhashay xaaskiisa ka hor inta uusan garaacin in uu afka kaga buuxiyay iskaalshooyin badan kaddibna uu ku sharooteeyay, hadane uu gacmaha iyo lugaha kaga xiray fiilooyin.

Aabaha dilka geystay ayaa maxkamadda horteeda ka sheegay in uu aad uga xun yahay sida lama filaanka ah ee uu ku dhintay wiilka uu adeerka u ahaa oo lagu magacaabi jiray Cabdifataax Maxamuud, isagoo tilmaamay in ujeedkiisu aanay aheyn in uu dilo wiilkaasi yare balse ay arrinta sidaasi ku dhacday.

Maxkamadda ku taalla magaaladda BUFFALO, N.Y ee dalka Mareykanka ayaa Aabaha Soomaaliga ah ku xukuntay 25 sano oo xarig ah, kaddib markii ay ku caddaatay in uu dilkaasi geystay.

Shukri Bile, waa hooyada dhashay wiilka la dilay, iyadoo xilliga ay dhaceysay dhacdadaasi oo aheyd 17-ka April ay ku maqneed shaqo nadiifin ah oo ay ka heysay xafiiska ku yaalla magaalada Buffalo.

Halkan ka Daawo VIDEO-GA Aabaha Soomaaliyeed ee dilay wiilka uu Adeerka u ahaa!

Halkan ka sii akhri warbixinta oo English ah (Click Here to see this news for English version).

Qore: Cabdifataax Xasan Maxamed

cfatax@hotmail.com

Allsomali24.com, Madasha Wararka Soomaalida.

info@allsomali24.com

webmaster@allsomali24.com

(Daawo Video Cajiib ah) Madaxweyne Obama oo sida Soomaalida u ciyaaraha Heesaha (Music)
Barack Obama on Ellen / Ciyaarta Soomaalida lagu garanayay ayuu ciyaarayaa bal sifiican u eeg.

Layaabka (Allsomali24): Halkan waxaa idin kugu soo gudbineynaa Video muuqaal ah ee uu ka muuqdo madaxweynaha dalka Mareykanka Mr. Barack Obama oo u ciyaaraha (dancing) qaabka ay Soomaalidu u dheesho muusiga.

Bal nala daawo Video-ga caajibka ah oo lagu habeeyay hees music Soomaali ah oo heer sare ah.

DAAWO VIDOE-GA:

<object width="500" height="400" classid="clsid:d27cdb6e-ae6d-11cf-96b8-444553540000" codebase="http://download.macromedia.com/pub/shockwave/cabs/flash/swflash.cab#version=6,0,40,0"><param name="allowFullScreen" value="true" /><param name="allowscriptaccess" value="always" /><param name="src" value="http://www.youtube.com/v/rbLis6OPx9M?version=3&hl=en_US" /><param name="allowfullscreen" value="true" /><embed width="500" height="400" type="application/x-shockwave-flash" src="http://www.youtube.com/v/rbLis6OPx9M?version=3&hl=en_US" allowFullScreen="true" allowscriptaccess="always" allowfullscreen="true" /></object>

Allsomali24.com, Madasha Wararka Soomaalida.

info@allsomali24.com

webmaster@allsomali24.com

(Daawo sawirrada) Muuqaalo cajiib ah oo ay dadku si aad ah ula yaabay oo la baahiyay
South Africa (Allsomali24): Qaar kamid ah Warbaahinta Caalamka ayaa waxa ay soo bandhigeen Muuqaalo cajiib ah oo laga soo qaaday dadyow kala duwan Wadamo kala duwana u dhashay kuwaa oo sameenayay waxyaabo ay adagtahay in qof walbo uu sameeyo.

Dadkan Muuqaaladooda lasoo bandhigay ayaana ah kuwa labadooda lug aad u kala fogeenaya qaarkoodna ayba saarayaan meelo aan caadi aheyn taa oo dad badan ka yaabisay sida ay dadkan sameenayaan.

Dadkan wacdaraha dhigay jimicsiga layaabka lehna soo bandhigay ayaa u badan Haweenka waxaana la sheegay in dad badan oo isku dayay sida haweenkan sameeyeen oo kale ay awoodi kari waayeen ayna ku fashilmeen.

Allsomali24.com, Madasha Wararka Soomaalida.

Cabdulaahi Xasan Suleemaan (Baliil), South Africa

Baliikhan10@hotmail.com

ADDOONSIGA LA XIRIIRA KA GANACSIGA JIRKA BINI’AADAMKA EE QARNIGA 21-AAD
Rageh-Omaar

Nairobi (Allsomali24.com): Iyadoo lagu jiro qarniga 21-aad waxaa la yaab iyo murugo leh in ay jiraan in ka badan hal milyan oo qof oo la addoonsado, jirkoodana laga ganacsado; kuwaas oo haween u badan, walow ay ka mid yihiin rag iyo kumanaan carruur ah.

Haweenkaas ayaa la sheegaa in lagu khasbay in ay jirkooda ka ganacsadaan,iyadoo mararka qaar ay la kulmaan hanjabaad si lacag badan looga helo ka ganacsiga jirkooda.

Addoonsiga la xiriira ka ganacsiga jirka bini’aadamka wuxuu ka jiraa dal kasta oo ka mid ah adduunka.

Waxaa dhacda in haweenka la addoonsado si khasab ah loogu xareeyo guryaha sharmuutooyinka, si jirkooda loo iibsado. Waxaa jira kuwa kale oo la tahriibiyo oo dalal kale loo iib geeyo.

Qiso arrintan ku saabsan waxaa soo diyaariyay Rageh Oomaar oo Al Jazeera ka tirsan, isagoo baaritaan ku sameeyay addoonsiga iyo tahriibinta haweenka dalka Maldova, oo ah dalka ugu faqiirsan Yurub.

Haweenka Maldova ayaa loo iib geeyaa dalalka qaniga ah ee Yurub, gaar ahaan magaalada Amsterdam ee caasimadda dalka Holland, halkaasoo ah suuqa ugu weyn, uguna faa’iidada badan ka ganacsiga jirka haweenka.

Sidoo kale, Amsterdam waa goob loo dalxiis tago.

HALKAN DHAG SII SI AAD U DAAWATO FILIMKA UU KA DIYAARIYAY RAAGE OOMAAR.

Diyaariye: Cabdifatax Xasan Maxamed

cfatax@hotmail.com

Allsomali24.com, Madasha Wararka Soomaalida.

info@allsomali24.com

webmaster@allsomali24.com

Dhowaan filo insha allaah…
Dhowaan filo insha allaah…

Mahadsanidiin