Allsomali24.com  Madasha Wararka Soomaalida

Drs Nasra c/salaan Caalin Oo Sheegtay Maamul Goboledyada Laga Dhisayo Koonfurta Soomaaliya Inay Yihiin Kuwa Sadbursi Kudhisan.

drs nasraMuqdisho(Allsomali24.com)Drs nasra c/salaan caalin oo kamid ahayd xilibaanadii hore mudana kusoo jirtay siyaasada wadanka ayaa sheegtay maamulada laga dhisayo koonfurta soomaaliya inay yihiin kuwa kudhisan sad bursi lagan aleeyahay dana gaar ah.

xilibaanada oo kasoo jeeeda degmada salagle gobolka jubada dhexe ayaa aad udhaliishay kadib markii ay iska arkeen siyaasiyiinta kasoo jeeda koonfurta soomaaliya, drs nasra oo kusugan magalada muqdisho una warantantay saxafada ayaa tiri : maamuladaan mahan kuwa loodhanyahay ee waa kuwa kudhisan sad bursi ayna ku hardamayaa beelo taasina wa ceeb anagii kasoo jeednay gobolada koonfurta soomaliya wax nalaga weydiiyay majirto taasina waa ceeb kale” iyadoo hadalkeeda sii wadato ayaa kudartay beelaha daga gobolada koonfurta soomaaliya iyagaa xa u leh inay dhistaan maamulkooda uma baahno in loogu faano itaal.

mahan markii ugu horeysay ay kahadlaan siyaasiyinta kasoo jeeda gobolada 6da laisku yiraahdo koonfur galbeed, dhawaan ayay ahayd mar uukahadlaye wasiirka arimaha gudaha uuna shegay inuu jiro kawar qab la,aan dadka iyo madaxdooda sidaasi darteed anaga ayaa usamayno maamulo KMG si loo gaaro xilli ay isdoortaan dadka iyo0 madaxdooda.

Allsomali24.com, Madasha Wararka Soomaalida.
info@allsomali24.com
webmaster@allsomali24.com

Short URL: http://allsomali24.com/?p=2262

Posted by on Feb 2 2013. Filed under Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Facebook Like Box

Allsomali24.com Banners and Videos



Daawo Heeso.



Photo Gallery