Allsomali24.com  Madasha Wararka Soomaalida

Tahniyad dhalasho oo loo dirayo Cumar Aadan iyo Muno Bootaan

Tahniyad dhalashoMuqdisho (Allsomali24): Waxaa halkaan Tahniyad Dhalasho farxad leh ka diraya dadka hoos ku qoran, waxaana ka mid ah qoraagii weynaa ee reer Finland ahana Wakiilka xafiiska Allsomali24.com ee Finland, Qoraa sare Cabdiraxmaan Maxamed Warsame Feyfle iyo xaaskiisa Nasro Aadan Iidle iyo dhammaan reer Aadan Iidle iyo reer Bootaan Dhuxulow.

Dadkaasi waxay Hambalyo leeyihiin Cumar Aadan Iidle iyo Muno Bootaan dhuxulow oo wiil ugu dhashay dalka Finland, Helsinki.

Waxaa halkaan Tahniyad dhasho farxad leh sidoo kale ka diraya dadka soo socda.

1- Aabe Cumar Aadan iyo Hooyo Muna Bootaan
2- Hooyo Faadumo Xaashi Abshir iyo Aabe Aaden Iidle Jilacow

3 – Abaayo Nasro Aadan Iidle iyo Seygeeda Cabdiraxmaan Maxamed Warsame Faafle iyo carruurtooda.

4 – fartuun Aadan Iidle iyo Seygeeda Cumar Mahdi Muudeey iyo Caruurtooda

5 – Sameey Aadan Iidle iyo Seygeeda Muxudiin Axmed Cadaawe iyo Caruurtooda

6- Abaayo Safiyo Aden Iiidle iyo Seygeeda Cabdi Muuse Macalin iyo Carruurtooda

7- Abaayo Shukri Aadan Iidle Seygeeda Cabdikariin Cali iyo Carruurtooda

8- Abaayo Aniso Aadan Iidle iyo Seygeeda iyo curuurteeda

9- Aboowe Abuukar Aadan Iidle iyo Afadiisa Faadumo Maxamed Cilmi

10 -Aboowe Sakariye Aadan Iidle iyo Afadiisa Nor Harges iyo caruurtooda.

11 Hooyo Xaawo Jimcaale Maxamuud

12- Idiris Boote Dhuxuloow

13- Jamiilo Boote Dhuxuloow & Gacaliyaheeda C/Salaan Cabdulle

14- Farxiyo Boote Dhiblaawe Dhuxuloow & Gacaliyaheeda Cabdullaahi Maxamuud Jimcaale (Abkoow)

15- Fartuun Boote Dhuxuloow & Gacaliyaheeda Maxamuud Maxamd (Koobe)

16 Boosteeyo Boote Dhuxuloow & Gacaliyaheeda Cabdullaahi (Ceynte)

17 Luula Boote Dhxuloow Dhiblaawe (Luula Degan) & Gacaliyaheeda C/rizaq Axmed Jimcaale (Jocle)

18 Xasan Boote Dhiblaawe Dhuxuloow (Xasan Yare)

19 Cali Boote Dhuxuloow Dhiblaawe

Dhammaan dadkaasi waxay halkaan Tahniyad Dhalasho farxad leh  hawada u marinayaan Aabe Cumar Aadan Iidle iyo Hooyo MuunaBootaan dhuxuloow oo gabari  ugu dhalatay magaalada Helsinki, ee caasimadda Finland   gabartas  oo loo bixiyay nafiso Cumar Aadan Iidle

Markale dhammaan Waalidka iyo walaalaha Cumar Aadan Iidle iyo Muuna Bootaan waxay nafiso  ugu duceenayaan in uu noqto  tii waalidkii baari u noqota  oo wax tarta waalidkeed, Diinteeda dalkeeda  iyo dadkeedaba

Aamiin Aammiin Aamiin soo bar baar ayaan ku leenahay mar kale.

Sidoo kale, Waxaa Tahniyad dhalasho mid taa la mid ah hawada u soo marinaya Aabe Cumar Iidle iyo Hooyo Muno Bootaan maamulka sare, madaxda iyo dhammaan shaqaalaha warbaahinta weyn ee www.allsomali24.com, oo u rajeeynayan dhalashadeeda  cimri dheer iyo cibaado suuban  markale waxan leenahay  soo barbaar  nafiso Cumar aadan  Iidle.. Aaaaaaaaaaamiin…. Aaaaaaaaaaaaaaaamiin

By – Qoraa sare Cabdiraxmaan Maxamed Warsame Feyfle

Short URL: http://allsomali24.com/?p=2247

Posted by on Jan 13 2013. Filed under Somali News, Tahniyado. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Facebook Like Box

Allsomali24.com Banners and Videos



Daawo Heeso.



Photo Gallery