Madaxweyne Xaas Kiisa Fariin Qatar Ah Msnka Ay Ugu Soo Dirtay
Madaxweynaha dalka suuriya mudane bishaal alsad oo haatan talada dalka gacanta ku haaya ayaa xaaskiisa ama marwa diisa kowaad oo taahan ku sugan ama ku nool caasimada magalada london ee dalka ingiriiska dhawaan ay fariin qoraal aah ugu yaabiyay madaxweynaha suuriya bishaar alasad ugu soo dirtay aalada inta badan la isticmaalo ee Msnka
Faritaan ayaa waxaa ku qornaa sida ay shegeen ama ay soo tawiyaan warbaahinta ka hool gasha caasimada diminshiq ee xaruunta dalka suuriya isbadal aad u balaaran ayaa ku dhacay tan iyo marka uu aqriyay ama ay soo gaartay farinta ay ugu soo dirtay xaaskiisa dalka ingiriisa hadaba qoraalka fariinta ah ayaa waxuu u qornaa sidaan
Waxaa tahay nin doqon ah oo wax magarad ah waxaad is modaa in aad tahay nin aqoon leh xilka iskaaga dag oo maamulka dalka suuriya faraha kala bax shacabka u nax mise aakhirka danbe gacan teyda ayaa sabab kuu noqon doonto oo aan kugu qaarin donaa hadaladaas ayaa waxay ahayeen kuwa aad u kululaa kana yaabiyay in badan fajacna ku noqotay madaxweune bishaar al asad oo wili wax war ah ama jawaab ah ka soo baxin waxayna ku kala nool yahiin xaaskiisa iyo asagaba wadanka suuriya iyo wadanka ingiriiska waa hadal heenta ugu weyn ee kataagan dunida caalamka oo aanu ku nool nahay.
Dhamaad
Allsomali24.com, Madasha Wararka Soomaalida.
info@allsomali24.com
webmaster@allsomali24.com
Short URL: http://allsomali24.com/?p=2239



















