Qarax Xalay Kadhacay Xirada Qaxotiga Dhagaxleey
Dhagaxleey(allsomali24.com)Weerar kaani bambada gacanta laga tuuro loo adeegsaday ayaa waxa uu Caawa ka dhacay Xerada qaxootiga Dhagaxlay Qaraxaasi oo aan lagaranaynin cidda kadanbeeysa inkasta An wali lahubin Qasaaraha ka Dhashay.
Dadka Ku nool Xeradaasi ayaa waxa ay ka baqanayaan in ciidamada Ay baaritaano ka sameynayaan Isla markaasna ay suura galtahay in shacabka ku noo la wax yeeleya.
Durbadiiba waxaa isbedelay jawiga Xerada Qaxootiga Dhagaxlay waxaana irdaha leesugu dhuftay dhamaan goobaha ganacsiga ee xaafadaasi kudhaw iyada oo agagaarka dhan uu is ku badalay Meel bandoow lagu soo Rogay.
Ma,ahan markii ugu horaysay oo ay dhacaan qarax noocaan oo kale
Marar badan ayaa waxa ay ka dhaceen meela badan oo ka mid xerooyinka ifo. Xagardheer, iyo waliba Dhagaxlay oo Runtii ay ku nool yihiin Dad qaxooti ah.
kala Soco Shabakadda Kismaayolive wixii ku soo kordha.
Allsomali24.com, Madasha Wararka Soomaalida.
info@allsomali24.com
webmaster@allsomali24.com
Short URL: http://allsomali24.com/?p=2208



















