Allsomali24.com  Madasha Wararka Soomaalida

Prof Axmed Ismaacil Smatar Oo Sheegay In Lagu Yidhi Lagu Dooran Maayo Waxaa Kasoo Jeedaa Beelaha Direed!!!!!!

samatarAmerica(allsomali24.com)Prof Ahmed ismail Samatar oo ka hadlayay Hool weyn lana hadlaye somalida ku nool America ayaa shegay in uu ka niyad jabay siyaasada Somalia.

Ahmed Samartar oo lagu yaqan nin wadani ah, hadana aan la gaban hadal lada ayaa sheegay in Somalia haysto dhibaatooyin badan sida waxbarasho la,an, iyo Qabyaalad baahsan iyo musuq aad u balaraan. Tusaale wuxuu u soo qaatay xiligii Dorashada ay socotay oo asaga laga codsaday in uuu bixiyo lacag si loo doorto, xataa dad ay Ahmed Samartar qabiilkiisa ka soo jeeda(samaroon dir) oo  ku yiri lacagta na sii, si aan ku doorano.

Prof Samatar ayaa sheegay markuu uu yimid in magalada laga laha Beelaha Dirka waxay soo sharaxdeen Ahmed Ismaaciil Samatar markaa waxaa laga yabaa in la doorto.

Shariif Ahmed madaxweynihii hore ee somalia ayaa u sheegay oo ku yidhi “ahmed Beesha samaroon Dir aad ka soo jeedo waa dad Samir badan, lakiin hadii la ii doorto waxaan ku siinaya Rasal wasaare ku xigeen maxaa yeelay beelaha yaa qaylo keenayo sidaa darteed qaado rasal wazare ku xigeen oo isla sheqeeyno.

Ahmed ayaa isku haystay in lagu tixgelin doono wadan nimo da ayaa aad ula yaab hab dhaqanka somalida. Gees ayaa loo riixay oo waxaa lagu yidhi waxad tahay nin ree Waqooyi marka ka bax arimo mahan oo na dhaaf.

Ahmed ayaa sheegay Beelaha  Dirka in ay kala jiraan waqooyi, Jabuuti iyo Itoopia inta kale sida gedo, mudug, galgaduud, hiiraan, jubooyinka iyo guud ahaanba somaaliya  waa dad badan  oo waxba qaban kariin, Markaa wuxuu u muuqday nin Tol la,aan ah, Ahmed Ismail Samatar aya ka fiirsan nayo siyaasadiisa soomlia. Hadaba Ahmed mukulu eeg yahay nin tool la,aal.

Ahmed ismail samatar waa nin wadani dhab ah lakiin qabiilkiisa waa nin ka soo jeeda beelaha  Direed (samaroon) hadana beesha Dir waa dad nabada jecel iyo huro marka somalia. Beesha waxay u qalantaa in ay hogaamiso dalka Somalia waxana la jooga xiligeedi. Lakiin arintaan ayaa u taal dadka ka soo jeeda beelweynta Direed. Dhamaan aqoon yahay iyo qofka wax kala fahmi kara.

XIAGSHO: www.hidaha.com

Allsomali24.com, Madasha Wararka Soomaalida.
info@allsomali24.com
webmaster@allsomali24.com

Short URL: http://allsomali24.com/?p=2223

Posted by on Jan 5 2013. Filed under Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Facebook Like Box

Allsomali24.com Banners and Videos



Daawo Heeso.



Photo Gallery