Allsomali24.com  Madasha Wararka Soomaalida

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Lakulmay Ardayda Soomaalida Suudaan Jooga.

Khrtou(allsomali24.com)Madaxweynaha soomaaliya oo maalmahaanba booqasho kujoogay magaalada khartoum wadanka suudaan ayaa xalay lakulmay ardayda soomaaliyeed ee waxkabarta wadanka suudaan, madaxweynaha ayaa kuwehliye safarkiisa qaar kamid ah golaha wasiirada iyo madxa nabad sugida.

madaxweynaha soomaaliya ayaa ardayda kubooriyay inay kudadaalaan waxbarashada wadankana uu ubahanyahay ardayda soomaaliyeed, sidoo kale waxaa kahadlay goobta wasiiruldowlada arimaha dibada

Allsomali24.com, Madasha Wararka Soomaalida.

info@allsomali24.com
webmaster@allsomali24.com

Short URL: http://allsomali24.com/?p=2191

Posted by on Jan 3 2013. Filed under Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Facebook Like Box

Allsomali24.com Banners and Videos



Daawo Heeso.



Photo Gallery