Allsomali24.com  Madasha Wararka Soomaalida

Tahriibayaal Soomaali Iyo Ethopian Oo Kuharqamay Badda Boosaaso.

Boosaaso(allsomali24)Ugu yaraan  20tameeyo -ruux ayaa ku dhimatay 50-kalena waa la la’yahay, kadib markii dooni ay saarnaayeen ku dagtay xeebta mareero oo qiyaastii 20-KM dhinaca bari ka xigta magaalada Boosaaso maamul goboleedka puntlad.

Dadaka ku le’day doonta waxay isuu jireen soomaali iyo itoobiyaal kuwaasoo saarnaa doon macmal ah deegaan xeebeedka ku yaala duleedka magaalada boosaaso.

Dadkaan ayaa kusii jeeday dalka yemen iyagoo caadeytay xilli walba inay halkaasi kajaraan badda lamana dhihi karo waxay mogyihiin khatarka kasoo wajihi karo dhanka badda udahxeysa labada dal yemen iyo soomaaliya.

Dadkii kudhamaaday doonta shilkani gashay ayaa lagu aasi doonaa magaalada boosaaso sida uu yiri wasiirkuxigeenka caafimaadakga maamul goboleedka puntland.

Tan iyo markii uudhacay burburkii soomaaliya aya waxii sii badanaye tahriibayaasha doonayo inay ukala talaabaan wadama soomaliya iyo yemen iyadoo halkaasina ay gaareen dadkii ugu badnaa qaxooti soomaali ah xirada al jaxiima.

Allsomali24.com, Madasha Wararka Soomaalida.
info@allsomali24.com
webmaster@allsomali24.com

Short URL: http://allsomali24.com/?p=2149

Posted by on Dec 18 2012. Filed under Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Facebook Like Box

Allsomali24.com Banners and Videos



Daawo Heeso.



Photo Gallery