Madaxweynaha Somaliland Ayaa galabta Dib Ugu Soolaabte Magaalada Hrgeysa
Hargeysa(allsomali24.com)Madaxewynaha jamhuuriyada lamagacbaxday soomaaliland ayaa maanta dib ugu soolaabte magaalada hargeysa kadib safar uu ugu qeybgalaye shirka 40sana guuradii kasoo wareegatay qoraalka Afka soonaaliga oo kadhacaye wadanka jabuuti.
sidoo kale waxaa madhaarka hargeysa kusoo dhaweeye madaxweyna kuxigeenka soomaliland dr c/raxmaan seylici iyo mudane c/raxmaan cirro iyo gudoomiyaha xizbiga talada hayo ee kulmiye mudane muuse biixi.
Madaxweyne siilaanyo ayaa shir jaraaid kuqabtey hoolka shiraraka ee garoonka cigaal international airport” waxaan djabuuti kula kulannay madax badan oo kasoo qeybgalay shirkaasi 40sana guuradii kasoo wareegaty xiligii afka soomaaliga laqoray sidoo kale waxaan si gaar ah ula kulannay madaxda soomaalida uu hogaaminayo madaxweynahooda waxaana kawada hadalnay afka soomaaliga iyo sidii loo kobcin lahaa” ayuu yiri dr siilaanyo.
Madaxweynaha waxa ku wehelinayay socdaalkiisa marwadda koowaad ee Somaliland Marwo Aamina-Waris Sh. Maxamed Jirde, Wasiirrada madaxtooyadda, arrimaha dibadda, waxbarashadda iyo Boosaha iyo isgaadhsiinta Somaliland.
Allsomali24.com, Madasha Wararka Soomaalida.
info@allsomali24.com
webmaster@allsomali24.com
Short URL: http://allsomali24.com/?p=2138



















