Dagaalo Kadhacay Gobalka J/hoose Iyo Deegaamo Horleh Ay Kula wareegeen Dowlada
Kismaayo(allsomali24.com)Dagaala dhaliye dhimasho5ruux iyo dhaawac ayaa saaka dib waxuu uga qarxay deegaana katirsan gobolka j/hoose khaastan deegaanka lagu magacaawo Kudhaa, dagaalkaasi ayaa kuwaregay ciidamada isgarabsana Amisom iyo kuwa Dowlada iyagoo usii ruqaansaday deegaaka Madhawa oo ay kusugan yihiin dagaalyahanada alshabaab ee kujabay dagaalkii saaka.
Gurmadyo xoogan ayaa kusoo qulqulayo deegaanadii saka lagu dirirey iyadoo laga cabsi qabo waqti walbo inuu dagaalka dib uqarxo.
Allsomali24.com, Madasha Wararka Soomaalida.
info@allsomali24.com
webmaster@allsomali24.com
Short URL: http://allsomali24.com/?p=2132



















