Allsomali24.com  Madasha Wararka Soomaalida

AQOON GUUD (Kororso Aqoontaada)

Nairobi (Allsomali24): Warbaahinta Allsomali24.com maalin walba oo Jimco ah kala soco barnaamijka aqoon-guud.

1 Wadada ugu dheer aduunka waxay ku talaa Canada, Toronto.
2 Saddexda luuqadood ee dadka ugu badan ku hadlaan waa Mandarin Chinese, Spanish iyo English
3 Magaalada dunida ugu qadiimisan waa Dimishiq (Damascus), Caasimada Suriya
4 Magaalada New York, magaceedii hore wuxuu ahaa New Amsterdam
5 Ururka Qaramada Midoobay waxaa la aasaasay 1945
6 Haweneydii ugu horeysay ee Reysul Wasaare ka noqota Britain waxay aheyd Margaret Thatcher
7 Mashinka dharka lagu dhaqo waxaa alifay James King
8 Buurta Dunida ugu dheer magaceedu waa Everest
9 Gobolka Gobolada Soomaaliya ugu yar waa Banaadir
10 Farta Afka Soomaaliga waxaa la qoray 1972

 

Hal Xiraalaha Todobaadka:

▬ Waxaad sheegtaan Dalkii Dhisay Tiyaatarka magaalada Muqdisho?

Jawaabta waxaad noogu soo hagaajisaan emailka hoose.

Insha Allaah Barnaamijkaan Aqoon-Guud waxaad la socon doontaan maalin walba oo Jimco ah.

 

By: Cabdijaliil Maxamed Carab, Allsomali24.com
abdeljalil6@gmail.com
Nairobi – Kenya

Short URL: http://allsomali24.com/?p=1865

Posted by on Nov 16 2012. Filed under Aqoon-guud, Dhacdooyinka, Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Facebook Like Box

Allsomali24.com Banners and Videos



Daawo Heeso.



Photo Gallery