Allsomali24.com  Madasha Wararka Soomaalida

Koonfurta Talyaaniga oo ay buuxdhaafiyeen Qaxooti ka soo safraya Liibiya

Tahriibayaasha gaaray koonfurta Talyaaniga

Malta (Allsomali24): Maalmahan dambe waxa si isdaba joog ah u soo gaaraya Xeebaha dalalka Telyaaniga iyo jasiirada maalta  dooman sida dad muhaajiriin  qaxooti ah,  kuwasoo ka soo safraya xeebaha dalalka liibiya.

Doomaha sida dadkan ayaa waxaa ay si dirqi ah ay ku sugaaran  jasiirada malta iyo dalka talyaniga.

Xiliyadan yaa waxaa aytahay  bada lugu soo safraya ee looyaqan mina tareliyanka bad aad uhalis ah  aydoona  ay hada bilamatay xiligii samarka qaboobaha ee  bada baraf fadhiaya ay noqota  muhajiriinta qaxotiga kusoosafrayaan in ay naftooda kuwayaan ayna dhicikarto.

Bada  udhaxeyasa  jasiirada,  Malta ,Italia, Tunisia,   ayaa waxaa aytahay gob saadax geysood ah oona ay marakibta waa weyn ay kacabsadan xiliyada  qabowha.

Muhajirinta qaxotiga ah ayaa waxaa ay kusofrayaan  doman kasmeysan alwaax  iyo kuwa ayagana kasameysan, buufin  , oo na ah doman luugu talagalay in an lugu tagin meelah fuk fuk  ee halista ahi.

Qaxootigan  ayaa waxaa  kusooracayaan  tiro gareysa  70. Qof ama kun qof  50. Duumankasi ayaa waxaa ay mitirkoda aygarayaan 11mitir  halka balaceduna uuyahay mid aad  uliita.

Qaxootiga soo gaaraya konfurta Telyaaniga  ayaa u badan dad ka soo jeeda wadamada SOOMALIA , ELLATHARIYA ,ETHOPIAN IYO, MALLI.

Muhaajiriinta sharci darada ku socdalaya  ee ka soo jeeda wadamadasi ayaa waxaa ay badan yihiin   kuwo ka soo cararay rabshadaha kajirara dalkooda. Iyo kuwa loo adeksanyo cidan in ay noqdaan.

Qaxootiga soomalida ah ee soo gaaray Telyaaniga iyo Malta ayaa ayaa dib u dejin iyo qaabilaad loo sameeyay inkasta oo hadana meesha ay ku jirto labadan dowladeed Italy iyo Malta inay la daala dhacayaan qaxootigii hore ee gudaha wadanka joogay kuwasoo ay ku fashilmeen inay u sameyaan dib u dejin iyo soo dhoweyn wanaagsan.

Qaxotiga kunol dalka taliyaniga ay ku jiraan xalada aad u qatar ah  oo aysan helin kabigii  qaxotinimo lugu dar yelijiray  inkasto safirka soomaliya ufadhi dalka talyaniga loga faidhiya in u radiyo xaquuda  dadka soomalida ay ku leyihiin wadanka   talyaniga ayna mesha kabaxaday wadashqentii  labadowladod .

Allsomali24.com, Madasha Wararka Soomaalida.
Bashiir Jiidaal Barrow (LLPP)
Koonfurta Talyaaniga (Shishiiliya)

Short URL: http://allsomali24.com/?p=1739

Posted by on Nov 14 2012. Filed under Dhacdooyinka, Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Facebook Like Box

Allsomali24.com Banners and Videos



Daawo Heeso.



Photo Gallery